WARARKA
𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir...
MW Xasan Sheekh oo New York kula kulmay madaxda Serbia, Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda Serbia,...
Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.
Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...
Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay...
RW Xamsa: “Xamaas ma aha urur Argagixiso ee waa Xornimo doon ah”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay ururka Xamaas ee Reer Falastiin aanu ahayn argagixiso, balse uu u dagaalamayo...
Hay’adda IMF oo 100 Milyan Dollar siineysa Somaliya, kadib Deyn cafinta
Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixin ay uga hadashay dadaalka Dowladda Soomaaliya ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda oo meel wanaagsan maraya iyo...
Ganacsato lagu dilay Magaalada Dhuusamareeb iyo Rag loo qabtay
Waxaa caawa magaalada Dhuusamareeb ee xaruntda maamul goboleedka Galmudug lagu dilay rag ganacsato ahaa oo lagu kala magacaabi jiray Sheekh Xasan Diirshe Cade iyo...
Madaxweynaha DDS oo Gawaari Booyado ah kala wareegay JDFI
Wasaaradda Horumarinta Magaalooyinka iyo kaabayaasha dhaqaalaaha ee JDFI, ayaa 3 Gaadhi oo Booyadaha biyaha ah ku wareejisay Xukuumadda Deegaanka soomaalida.Madaxweynaha DDS, Mustafe Muxummed Cumar...
Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Ireland oo lagu soo dhoweeyay Jigjiga
Waxaa magaalada Jigjiga lagu soo dhoweeyay Wasiir ka tirsan dowladda Ireland oo socdaal ku jooga DDS.Wasiirka Xafiiska Madaxwaynaha DDS, Dr. Xuseen Xaashi ayaa garoonka...
Dhismaha 11 Wado Laami cusub ah oo ka socda Magaalada Jigjiga
Wasiirka Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha DDS ayaa shaaciyay in ay magaalada Jigjiga ka socdaan dhismaha 11 wado oo laami cusub ah.Waddooyinkan laamida...

