CIYAARAHA
Halyeeygii hore ee Premier League, Gabriel Agbonlahor oo weerar ku qaaday laacib ka tirsan Liverpool.
Halyeeygii hore ee Premier League, Gabriel Agbonlahor, ayaa Liverpool kula taliyay inay isbeddel ku sameyso booska daafaca midig,...
Sifada lagu bixinayo kubadda Dahabka oo lasoo bandhigay & Liiska kama dambeysta oo la shaacinayo.
Majaladda Faransiiska ah ee France Football ayaa toddobaadka soo socda shaacin doonta liiska ciyaartoyda u sharaxan abaalmarinta Ballon...
Xulalka Gabdhaha Wiilasha Xulka qaranka Somaliya oo guulo waaweyn gaaray.
Xulalka Wiilasha iyo gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 15-jirka ayaa guulo muhiim ah ka gaaray kulamadoodii...
Mourinho oo ka hadlay Messi kaddib go’aankiisa uukaga fariistay xulka Argentina.
Tababaraha Real Madrid, José Mourinho, ayaa ammaan weyn u jeediyay halyeeyga reer Argentina Lionel Messi, kaddib markii uu...
UEFA oo diyaarinaysa dacwad dambiyeed ka dhan ah Infantino.
Hay'adda maamusha kubadda cagta Yurub ee loo soo gaabiyo UEFA ayaa diyaarinaysa dacwad dambiyeed ka dhan ah madaxweynaha FIFA Gianni Infantino, taasoo ku saabsan...
Masar oo dacwad ka gudbisay FIFA Garsooraha kadib guushii muranka dhalisay ee Argentina.
Madaxweynaha Ururka Kubadda Cagta Masar ayaa dalbaday baaritaan dhanka dhammaan garsoorayaasha koox kasta, oo ay ku jiraan garsoorayaasha tiknoolajiyada muuqaalka, isaga oo sheegay khaladaad...
Naxdin! Messi Oo Jabiyay Rikoodh Uusan Qofna Doonayn Inuu Galo.
Lionel Messi ayaa galay rikoodh aan hore loogu arag taariikhda Koobka Adduunka, isagoo noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee seega laba rigoore oo isku xigta...
WARBIXIN: Maxaa Koobka Adduunka Loo Qabtaa Afartii Sano Mar? Sababta Dhabta Ah Ee Dad Badani Aanay Ogeyn!.
Maxaa Koobka Adduunka loo qabtaa Afartii Sano Mar Keliya?Inkastoo hadallo badan iyo dhaliilo ay jireen maalmihii iyo toddobaadyadii ka horreeyay Koobka Adduunka, hadda qof...
Koobka Adduunka: Masar oo u gudubtay wareegga labaad, halka Ciraaq iyo Sacuudigu ay ku hareen wareegga koowaad.
Maalintii ugu dambeysay ee wareegga koowaad, kooxda qaranka Masar waxay xaqiijisay inay u soo baxdo wareegga 32da kooxood ee Koobka Adduunka ee 2026, iyagoo...
Walaalo u ciyaara xulal kala duwan oo koobka adduunka ah iyo walashood oo kala garan la’a mid ay taageerto.
Kani waa tartan adag oo ku wajahan waalid kasta (qoys kasta). Laba walaalo ah ayaa ku tartamaya kooxo kala duwan ciyaar kasta. Yaas taageeri...

