Saturday, December 14, 2024

Madaxweynaha DDS oo Gawaari Booyado ah kala wareegay JDFI

Wasaaradda Horumarinta Magaalooyinka iyo kaabayaasha dhaqaalaaha ee JDFI, ayaa 3 Gaadhi oo Booyadaha biyaha ah ku wareejisay Xukuumadda Deegaanka soomaalida.

Madaxweynaha DDS, Mustafe Muxummed Cumar ayaana Wasiirka Wasaaradda, Marwo Jaaltu Saani kala wareegay gaadiidkan.

Magaalada Jigjiga ayaa isu diyaarineysa marti gelinta shirk Qowmiyadaha Dalka Itoobiya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles