Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo Sheegtay in Garoonka Aadan Cadde uu Shaqeenayo

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu si caadi ah u shaqeynayo, duulimaadyaduna ay ku socdaan jadwalkooda. Hay’addu waxay beenisay wararka sheegaya in garoonka la xiri doono maalmaha soo socda, iyadoo shacabka ugu baaqday in ay iska ilaaliyaan wararka been abuurka ah.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles