Editor

TOP POSTS

Duqa Muqdisho oo Dhagax dhigay mashruuca dib u dhiska Iskuulka Bartamaha

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuca dib-u-dhiska Iskuulka Bartamaha, oo ka mid ah xarumaha...

Guddiga doorashada oo shaaciyay jadwalka doorashada Galmudug

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay jadwalka doorashada guddoonka Golaha Wakiillada, hoggaamiyaha iyo ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug. Sida jadwalka uu guddigu soo saaray, 13-ka Oktoobar...

Ururka Muslimiinta Adduunka oo cambaareeyay weerarrada sii socda ee Xuutiyiinta ee Sacuudi Carabiya

Xisbiga Muslimiinta Adduunka ayaa cambaareeyay weerarrada sii socda ee Xuutiyiinta ee Sacuudi Carabiya, kuwaas oo si ula kac ah u bartilmaameedsada dadka rayidka ah...

Dibadbax ka dhashay go’aan dowladda Azerbaijan ay si dadban ugu xaddidayso xirashada xijaabka ee ardayda

Go’aanka dowladda Azerbaijan ay si dadban ugu xaddidayso xirashada xijaabka ee ardayda iyo shaqaalaha dugsiyada ayaa dhaliyay dibadbaxyo. Dibadbaxyadan ayaa yimid kaddib markii qaar...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay qaraar lagu Taabbo-gelinayo Dastuurka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa Xalay yeeshay kulan aan caadi ahayn, kaas oo looga hadlay...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Qaabilay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya...

The Evolution of Women-Led Enterprise in Somalia.

History has long recorded the stories of nation-building through political treaties, institutional reforms, and industrial mandates. Yet Somalia and throughout the developing world, the...

Maxkamadda Sare oo qabatay dacwad ka dhan ah dastuurka cusub iyo muddo kororsiga hay’adaha dowladda.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Maxkamadda Sare ee dalka ay qabatay dacwad uu gudbiyey xubin sare oo ka tirsan Madasha Samatabixinta, taas oo...

Wasiirka Deegaanka oo sheegay in ay dowladdu ku baraarugsan tahay sidii xal loogu heli lahaa Aafooyinka.

Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya hadda si weyn ugu baraarugsan tahay aafooyinka iyo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aaddan xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed...

FOLLOW US

12,500FansLike
5,002FollowersFollow
45,201SubscribersSubscribe

WARARKA MAANTA