Tuesday, May 5, 2026

CAALAMKA

UNTMIS iyo Safiirka UK oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweynaha JFS.

Xafiiska KMG ah ee Qaramada Midoobey Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweeyey martiqaadka ay Dowladda...

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, ayaa kormeer shaqo ku...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed.

wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa...

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo qaabilay danjiraha Dowladda Kenya ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya u...

Gantaal Labaad oo ku habsaday Masar iyo Dhaawacyo ka dhashay

Lix qof ayaa ku dhaawacantay Madfac Waaberigii hore ee saakayto oo Jimco ah ku habsaday magaallada Daaba ee dalka Masar,  una dhow Xuduudka Israel.Telefishinka...

Israa’iil ayaa duqaysay guriga Wariye ka tirsan Aljazeera oo live ku jiray

Wariyaha Aljazeera ee Gaza Wael Aldaxduux ayaa xubna qoyskiisa ka tirsan ku geeriyoodeen duqayn ay geysatay Israa'iil. Xaaska wariyaha, Wiil iyo Gabar uu dhalay ayaa...

Dowlado badan oo Shixnado Gargaar Aadminimo u soo diray dadka Falastiiniyiinta

Diyaarado xamuul oo lagu soo raray Gargaar Aadminimo ayaa waxay ka degeen Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Al-Arish ee dalka Masar, iyadoo Shixnadahaasi loogu talagalay...

XAMAAS oo Shuruud ku xirtay siideynta 55 La-haystayaal Reer Galbeed ah

Wargeyska The Wall Street Journal ee ka soo baxa Maraykanka ayaa qoray inuu Fashil ku yimid qorshe shalay oo Isniin ahayd lagu sii dayn...

Israa’iil oo duqeysay Masar iyo khasaaro ka dhashay

Afhayeenka Milliteriga dalka Masar, Kolonel Qariib C/Xaafid  Qariib ayaa xaqiijiyey inay Askarta ku dhaawacmeen Duqeyn Madfac uu Taangi Israeli ah uu si qaldan loogu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Mareykanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Washington ee Caasimadda dalka Mareykanka.Guddoomiyaha...