Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo qaabilay wafdi ka socda Turkiga.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa qaabilay wafdu sare oo ka socday Dawladda Turkiga .

Kulan Taliyuhu la qaatay Wafdiga ka socday Turkiga ayaa looga hadlay iskaashiga dhinaca amniga iyo wada-shaqeynta labada dowladood, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray kor u qaadista tababarrada iyo aqoonta Ciidanka Booliiska, gaar ahaan Ciidanka gaarka ah ee Haramcad.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles