Thursday, September 19, 2024

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Mareykanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Washington ee Caasimadda dalka Mareykanka.

Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dulles ee magalada Washington ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Diblomaasiyiinta Safaarada Soomaaliya ee dalka Mareykanka, inta uu ku sugan yahay waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda ugu sareeysa ee Aqalka Golaha Wakiilada dalka Mareykanka.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles