WARARKA
𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir...
MW Xasan Sheekh oo New York kula kulmay madaxda Serbia, Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda Serbia,...
Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.
Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...
Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay...
Tirada Guud ee Barakacayaasha Caalamka oo kor u dhaaftay 114 milyan oo qof
Warbixin ay Hay'adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR soo saartay shalay oo Arbaco ahayd ayaa lagu sheegay in Tirada Guud ee dadka...
Gudoomiye Madaale oo maanta Dhagax dhigay wado laami ah oo laga dhisayo Degmada Dharkeenleey
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Dabakaaya Madow...
Dagaal Culus oo ka socda degaano ka tirsan gobolka Hiiran
Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dib-u-xoreynta Macawisleeyda deegaanka ee gobolka Hiiraan iyo xubno ka tirsan AlShabaab ayaa ka socda deegaanka Caag-sibiri oo ka...
Gudoomiye Yabooh oo bulshada Yaaqshiid ugu baaqay in ay gacan ka geystaan sugida Amniga
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xubno kale ayaa kormeer ay ugu kuur-galayeen xaalada amni ee Caasimadda Muqdisho...
Xildhibaan Odowaa oo si Adag u Difaacay Qadiyafda Falastiin
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa si adag ugu hadlay qaddiyada Falastiin iyo dagaalka hada ka...
Gudoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Gudiga Arimaha dibada ee Golaha Wakiilada Maraykanka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Washington kula kulmay Guddiga Arrimaha Dibada Aqalka Golaha Wakiilada dalka Mareykanka.Kulanka...

