MW Xasan Sheekh oo Gaaray Dalka Itoobiya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaasi oo uu kulan muhiim ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi, Mudane Abiy Ahmed.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal iyo xaaladda amni iyo siyaasadeed ee gobolka, gaar ahaan muhiimadda ay leedahay horumarinta iskaashiga dalalka gobolka si loo ilaaliyo nabadda iyo xasilloonida Geeska Afrika.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles