Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha, horumarinta hay’adaha amniga iyo sidii loo heli lahaa hannaan amni oo waara.

Shirweynaha waxaa ka qeybgalaya masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, hay’adaha amniga, dowlad-goboleedyada iyo qeybaha kale ee ay khuseyso arrimaha amniga dalka.

Kulanka ayaa lagu falanqeynayaa xaaladda amniga dalka, caqabadaha jira iyo qorshayaasha lagu xoojinayo wada-shaqeynta hay’adaha amniga iyo qeybaha kala duwan ee dowladda.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles