Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania Marwo Dr. Samia Suluhu Hassan oo uu uga Tacsiyadeynayo geerida ku timid Seygeeda Marxuum Hafidh Ameir Hassan oo ku geeriyooday dalka Tanzania.

“Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Marwo Dr. Samia Suluhu Hassan, Qoyskeeda iyo Carruurteeda iyo guud ahaan shacabka iyo Dowladda Tanzania oo aan uga tacsiyadeynayo geerida ku timid Marxuum Hafidh Ameir Hassan” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo Tacsi ah oo kasoo baxay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles