Saturday, December 21, 2024

Madaxweynaha JFS oo tababbar u soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababbar u soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababbaran ee Komaandooska Danab.

munaasabada saraakiishan tababbarka loogu soo xidhayo ayaa ka dhacday xerada Dugsiga loogu magacdaray halyeeygii Gaashaanle Xasan Tuurre ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles