Xulka 17 jirada Soomaaliya ayaa guul weyn ka gaaray Xulka South Sudan kadib markii uu 4-2 gool kulaad ah kaga adkaaday ciyaar ku dhammaatay 2-2, kulan katirsanaa U-17 AFCON CECAFA Qualifiers.
Soomaaliya ayaa ku guulaysatay kaalinta seddexaad koobka U-17 AFCOM CECAFA kaas oo ka socda Dalka Uganda.