Monday, February 10, 2025

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiska Madaxtooyada ku qaabilay Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Kaniif Abdulaahi Mohamed oo Maanta Safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo.

Wasiirka Amniga, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Baay iyo Taliyaha Ilaalada Gaarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kulanka Is-Xogwaraysiga lagu lafa guray Arimaha Ciidanka Booliska Fadhiyey.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles