Tuesday, May 13, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Qatar oo booqasho sharafeed ugu yimid.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay ee Qatar u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi, oo booqasho sharafeed ugu yimid.

Intii kulanka lagu guda-jiray , waxaa labada dhinac ay ka wadahadleen siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashiga ee nacfi is-dhaafsiga leh, si gaar ah ka guul keenidda ujeeddo wadaagga iyo abuuridda fursado iskaashi oo qoto dheer oo dhan weliba leh.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles