WARARKA
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
Xildhibaano ka tirsan BFS oo sharci darro ku tilmaamay Kursiga Wasiir Jaamac.
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo ka kala socda labada aqal isla markaana isku magacaabay “Baarlamaanka Xorta ah”, ayaa si kulul uga hadlay...
Duqeyn lala beegsaday Al-Shabaab oo ka dhacay Mudug.
Diyaarado dagaal ayaa xalay saqdii dhexe duqeymo culus ka fuliyay deegaanno dhowr ah oo hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kuwaas oo lagu...
Guddiga doorashooyinka oo shaaciyey liiska ururrada ka tartamaya Koonfur Galbeed.
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay liiska ururrada siyaasadeed ee ka tartami doona Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo degmooyinka ay ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha Ciidamada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil C/rashiid...
MW Xasan Sheekh oo Baydhabo Kulan kula qaatay Golaha Wasiirada XFS.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka Golaha Shacabka, Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaannada labada Aqal ee...
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare.
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan Maxamed Keerow iyo Xildhibaan...

