WARARKA
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐑𝐂 𝐨𝐨 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐅𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay...
Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid...
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo war ka soo saaray doorashada ku celiska ah ee Galmudug.
Shir jiraa'id oo gelinkii dambe ee maanta xarunta Guddiga ku qabtay Afhayeenka Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...
Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Boqortooyada Sacuudiga.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxammed...
Baarlamaanka Carabta oo Cambaareeyay Safaaradda Somaliland ee Qudus.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Mohamed bin Ahmed Al Yamahi, ayaa si adag u cambaareeyay wararka la xiriira furitaanka safaarad lagu sheegay inay Somaliland ka hirgelinayso...
Trump oo weerar afka ah ku qaaday Netanyahu.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu sheegay in Israa’iil ay la dagaalamaysay Xisbullah “in badan dad badana la dilayo”.Mar la waydiiyay in uu...
Burcad-badeed Hubeysan oo Weerarro Ka Fuliyay Xeebaha Yemen iyo Soomaaliya.
Koox Burcad badeed hubeysan ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen laba markab oo ganacsi,marin-biyoodka Gacanka Cadmeed iyo xeebaha bari ee Soomaaliya, kuwaas oo ugu...
Australia oo Baaraysa Eedeymo ka dhan ah Ciidamada Israa’iil ee Weeraray Doon Gargaar u Sidday Gaza.
Dowladda Australia ayaa billowday baaritaan la xiriira eedeymo loo jeediyay ciidamada Israa’iil, kuwaas oo lagu accusay inay jirdil, tacaddiyo iyo faraxumeyn kula kaceen dad...
OIC oo si adag u Cambaareysay Safaaradda Somaliland ee Qudus laga Furay.
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareeyay furitaanka waxa uu ku tilmaamay “Safaaradda Somaliland” ee laga furay magaalada Qudus ee la haysto,...

