Monday, July 20, 2026

Guddoonka labada Aqal oo shaaciyay xiliga u furmi doono kalfadhiga 8-aad ee BJFS.

-Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in 1-da Bisha Agoosto uu si rasmi ah u furmi doono kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka labadiisa Aqal.

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa lagu wargeliyey inay waqtigaas soo xaadiraan, iyadoo la filayo in kalfadhigan lagu gorfeeyo ajandayaal muhiim ah oo ay ka mid yihiin sharciyada horyaalla Baarlamaanka, arrimaha doorashooyinka, amniga, iyo xaaladda guud ee dalka.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles