Saturday, July 18, 2026

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka oo Guddoomay Nuqullada Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Brazil.

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdisalaam, ayaa maanta ka guddoomay nuqullada ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Brazil u fadhiya Kenya isla markaana ah Safiirka aan degganayn ee loo magacaabay Soomaaliya Mudane João Alfredo dos Anjos Júnior.

Kulanka ayaa inta uu socday diiradda lagu saaray sida ay Dowladaha Soomaaliya iyo Brazil uga go’an tahay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah, adkaynta iskaashiga diblomaasiyadeed, iyo ballaarinta wada shaqeynta dhinacyada ay labada dal iyo danaha muhiimka ah ay wadaagaan.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles