WARARKA

Wafdi ka socday Ciidanka Cirka Pakistan oo ka dhoofay Garoonka Aadan Cadde.

Wafdi sare oo ka socday Ciidanka Cirka Pakistan (Pakistan Air Force – PAF) ayaa dib ugu laabtay Islamabad,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan doceedyo la qaatay hoggaamiyayaal Caalami ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula...

MW Xasan Sheekh oo New York kula kulmay madaxda Serbia, Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda Serbia,...

Ciidamada dowladda oo degaano kala wareegay Al-Shabaab

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 260aad ayaa howlgallo qorsheysan waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Waajid ee...

Isimada Dhaqanka oo billaabay dhex-dhexaadinta Madaxweyne Deni & Siyaasiyiinta Mucaaradka

Waxaa Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland kulan uu uga furmay qaar kamid ah Isimada Puntland, kaas oo ay kaga hadlayaan muranka la xiriira arrimaha...

Israa’iil oo duqeysay Masar iyo khasaaro ka dhashay

Afhayeenka Milliteriga dalka Masar, Kolonel Qariib C/Xaafid  Qariib ayaa xaqiijiyey inay Askarta ku dhaawacmeen Duqeyn Madfac uu Taangi Israeli ah uu si qaldan loogu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Mareykanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Washington ee Caasimadda dalka Mareykanka.Guddoomiyaha...

Sheekh Shariif oo si kulul uga hadlay dilka Macalinka dugsi Qur’aan iyo Ardaydiisa

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Shariif sheikh Axmed ayaa si xoogan uga hadlay colaad Beeleedyada kajira degaannada hoostaga degmada Cadalle,...

Ciidamada dowladda oo isku fidiyay degaano katirsan Galgaduud

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kumaandooska ilaalo qaran ayaa howlgal qorshaysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab  ka sameeyay dhulka howdka ah oo...