WARARKA

MW Xasan Sheekh oo New York kula kulmay madaxda Serbia, Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda Serbia,...

Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.

Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...

Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.

Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay...

Madaxweyne Xasan sheekh oo Khudbad ka jeedinaya Shir ka Furmaya dalka Belgiumka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qaybgali doono shirka Midowga Yurub iyo...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Caawa Wasiiro Magacaabay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo saaray Wareegto ku taariikheysan 24, Oktoober, 2023, kuna saabsan magacaabis Wasiirro.Madaxweynaha Hirshabeelle:Markuu arkay: Qodobada 56aad...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qaybgali doono shirka Midowga Yurub...

Xubno kamid ah noqonaya Golaha degaanka Magaalada Jowhar oo Maanta la doortay

Waxaa Maanta Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle markii ugu horreysay muddo 32 sano ah kadib ka dhacday doorashada 13 Xubnood oo kamid...

Mucaaradka Puntland oo digniin u diray Madaxweyne Deni ( Warsaxaafadeed)

Dallada Mucaaradka Puntland ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa ay kaga hadleen jadwalka doorashooyinka qofka iyo codka ah...

Dowlado badan oo Shixnado Gargaar Aadminimo u soo diray dadka Falastiiniyiinta

Diyaarado xamuul oo lagu soo raray Gargaar Aadminimo ayaa waxay ka degeen Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Al-Arish ee dalka Masar, iyadoo Shixnadahaasi loogu talagalay...