WARARKA
𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir...
MW Xasan Sheekh oo New York kula kulmay madaxda Serbia, Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda Serbia,...
Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.
Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...
Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay xarunta Hawlgalka Degdega ee Caafimaadka gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay xarunta Hawlgalka Degdega ee Caafimaadka Dadweynaha Gobolka Banaadir.Dhagax-dhigaan ayaa waxaa...
Xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Sool
Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in Xiisad dagaal ay ka taagan tahay gobolkaas.Xiisada ayaa u dhexeysa Ciidamada Soomaaliland iyo kuwa SSC Khaatumo...
Golaha Wasiirada XFS oo maanta kulan deg deg ah yeelanaya
Golaha Wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay yeeshaanshir deg deg oo uu guddoominayo Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre.Shirka Golaha Wasiirada...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Istanbul kula kulmay dhiggiisa Turkiye
War-saxaafadeedka madaxtooyad:Istanbuul, Oktoobar 27, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar...
Baarlamaanka Adduunka oo maanta madaxweyne cusub doortay
Tartanka guddoomiyaha Baarlamaanka adduunka oo maanta ka dhacay ayaa waxaa lagu doortay Ms. Tulia Ackson oo Tazanian ah.waxaa la tartamaayey Ms. adji Diarra Senegal...
Gantaal Labaad oo ku habsaday Masar iyo Dhaawacyo ka dhashay
Lix qof ayaa ku dhaawacantay Madfac Waaberigii hore ee saakayto oo Jimco ah ku habsaday magaallada Daaba ee dalka Masar, una dhow Xuduudka Israel.Telefishinka...

