Editor

TOP POSTS

Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka oo xilka la wareegay.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Xuseen Khaasim...

Xuutiyiinta Yemen oo si kulul uga hadlay tallaabada Israa’iil ee Hargeysa.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee maamulka Xuutiyiinta ee Yemen ayaa digniin adag ka soo saartay waxa ay ku tilmaantay faragelinta sii kordheysa ee Israa’iil ay...

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo gaba-gabeeyay Toddobaadka Qaran ee Dhir-beerista.

Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qabtay...

Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay La taliyaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay dalka Turkiga La-taliyaha Maraykanka ee arrimaha Carabta iyo Afrika, Massad Boulos. Kulankan ayaa diiradda...

Somali Finance Minister Outlines Domestic Revenue and Investment Strategy at World Bank Plenary in Washington.

The Minister of Finance of the Federal Republic of Somalia, H.E. Bihi Iman Egeh, delivered a comprehensive macroeconomic address at the World Bank Africa...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Madasha Diblumaasiyadda Ee ANTAALIYA.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY MADASHA DIBLUMAASIYADDA EE ANTAALIYA. Antaaliya, Abriil 17, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si adag u cambaareeyay safiir Israel u magacowday Somaliland.

Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka ay Israa’iil ku shaacisay inay wakiil diblomaasiyadeed u soo magacawday Somaliland, sida lagu sheegay...

Wasiirka Maaliyada XFS oo Washington kaga Qeyb galay Shir muhiim ah.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay fadhiga loo dhan yahay ee uu shir-guddoominayay...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka howlgala magaalada Muqdisho.Dhinacyadaasi ayaa...

Wasiirka cadaaladda oo qaabilay agaasimayaal ka socda dowlad goboleedyada.

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin iskugu jira Agaasimayaal Guud iyo saraakiil sarsare oo...

FOLLOW US

12,500FansLike
5,002FollowersFollow
45,201SubscribersSubscribe

WARARKA MAANTA