Ra’iisal wasaare Xamse oo ka qaybgalay Bandhig faneed ay qabanqaabisay wasaaradda Warfaafinta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Bare oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ayaa Xalay magaalada Muqdisho kaga qeybgalay bandhig-faneed ballaaran oo ay soo agaasintay Wasaaradda Warfaafinta.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS mudane Cabdifitaax Qaasim ayaa Ra’iisal wasaaraha ku soo dhoweeyey masraxa bandhigga.

Bandhigga oo ay ka qaybgalayaan kooxaha fanka ayaa lagu soo banshigay farshaxanka dhaqanka la xiriira, suugaan wadani ah oo kala duwan, kuwaas oo lagu difaacayo dalka, waxaana loogu tala galay in sare loogu qaado wacyiga bulshada.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles