Wednesday, May 13, 2026

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, oo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta labada dhinac ee Guddiga iyo Midowga Yurub.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray wadashaqeyn xooggan oo dhexmarta Guddiga iyo Midowga Yurub, gaar ahaan dhinacyada ilaalinta iyo horumarinta xuquuqda aadanaha, kobcinta awoodda shaqo ee Guddiga iyo Guud ahaan taageerada isla xisaabtanka, dowlad-wanaagga iyo ku dhaqanka sharciga.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles