Wednesday, September 18, 2024

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Canshuurta lagu soo rogay Ganacsatada

Golaha Shacabka ayaa maanta ka doodaya Canshuuraha iyo cabashada ka imaanaysa ganacsatada, kuwaasi oo maalmihii ugu dambeeyay ay kasoo yeeraysay qaylo dhaan ku aaddan lacago ay dowladdu kusoo rogtay.

Xildhibaanada ayaa la isugu yeeray kulan xasaasi ah, oo ay maanta ka yeelanaya arrinta keentay kacdoonka dadweyne,maaddaaama ganacsatada iyo dadka shacabka ahi ay sheegeen inaysan awoodin lacagaha lagu soo rogay Goobaha ganacsiga ah.

Farriin shalay loo diray Xildhibaanada ayaa lagu war-galiyay inay soo xaadiran Xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa, waxaana si gaar ah looga doodayaa Canshuuraha iyo cabashada ka imaanaysa ganacsatada.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles