Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka.By Web EditorSeptember 28, 202400WARARKAFacebookTwitterPinterestWhatsApp Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka, waxaana ogolaatay 137-Xildhibaan, 2 Xildhibaannna waa ay ka aamuseen.ShareFacebookTwitterPinterestWhatsApp Previous articleRa’iisul Wasaare Xamsa Oo Kulan La Yeeshay Xoghayaha Guud Ee QM.Next articleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay ka khudbeeyay Shirka Golaga Guud ee QM.Related ArticlesMaamulka Gobolka Banaadir oo Dowladda Imaaraadka kala wareegay Gaadiid Dab-damis ah.Madaxweyne Deni oo wajahaya culeys Siyaasadeed oo ka imaanaya Mucaaradka iyo Isimada Dhaqanka.Masar iyo hay’adda laanqeeyrta cas oo ku biiray baadigoobka meydadka Qaza.Stay Connected24,006FansLike308FollowersFollow290SubscribersSubscribeLatest ArticlesMaamulka Gobolka Banaadir oo Dowladda Imaaraadka kala wareegay Gaadiid Dab-damis ah. October 27, 2025 Madaxweyne Deni oo wajahaya culeys Siyaasadeed oo ka imaanaya Mucaaradka iyo Isimada Dhaqanka. October 27, 2025 Masar iyo hay’adda laanqeeyrta cas oo ku biiray baadigoobka meydadka Qaza. October 27, 2025 Macawiisleyda gobolka Hiiraan oo weerar khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab ka fuliyay deegaanka Goobo. October 27, 2025 Soomaaliya iyo Itoobiya oo yeeshay wada hadallo lagu sii xoojinayo xiriirkooda labo geesoodka ah. October 26, 2025 Load more