Wednesday, May 13, 2026

Mucaaradka iyo DFS oo maanta ku kulmaya xeyndaabka Xalane

Waxaa maanta xeyndaabka Xalane ka qabsoomaya kulan gaar ah oo u dhaxeeya M/weyne Xasan Shiikh iyo xubno metalaya mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka.

Kulanka oo Isha lagu wada hayo ayaa waxaa looga hadlayaa khilaafka u dhaxeeya xukuumadda iyo mucaaradka.
Waxyaabaha ugu weyn ee kulankan laga sugayo waa in dhinacyadu isfaham ka gaaraan arrimaha doorashada.
Wakiilada beesha caalamka ee degan xeyndaabka Xalane ayaa ku cadaadinaya madaxda Soomaalida inay heshiis gaaraan.
Mucaaradka ayaa qorsheynaya in ay sabtida soo socda dhigaan banaanbaxyo ay kaga soo horjeedaan xukuumadda.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles