Monday, December 2, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay kulan loogu duceeyay Madaxweynihii hore ee Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha Dowladda, Siyaasiyiin iyo Dadweyne Soomaaliyeed, kulan loogu duceynayay Madaxweynihii hore ee Maamulka Soomaliland, Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in tiiraanyada geerida Marxuumku ay mideysay quluubta Ummadda Soomaaliyeed, isaga oo markale tacsi la wadaagay Qoyska Marxuumka, bulshada ree Somaliland iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles