Monday, May 4, 2026

CAALAMKA

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, ayaa kormeer shaqo ku...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed.

wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa...

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo qaabilay danjiraha Dowladda Kenya ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya u...

Wasiir dowlaha arrimaha dibadda oo qaabilay wafdi ka socda Hawlgalka UNTMIS.

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta...

RW Xamsa oo kullan la qaatay Agaasimaha hay’agga care ee Bariga&Bartamaha Afrika.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee hay’adda Care International, Mr....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shirka astaynta dowladnimada Falastiin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa magaalada New York uga qeyb-galay shir heer...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa si diirran u soo dhaweysay Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka...

Soomaaliya oo soo dhaweysay taageerada Masar.

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysey dhambaal ka soo baxay dowladda Masar, kaas oo ay taageero ugu muujisay dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhanka amniga iyo...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Somaliya.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Somaliya.Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya,...

Dalka Eswatini oo 32 Sarkaal Boolis ah usoo Diray Soomaaliya si ay uga Qaybqaataan Hawlgalka Nabadsugidda AUSSOM.

Boqortooyada Eswatini ayaa si rasmi ah u shaacisay dirista 32 askari oo boolis ah oo ku biiraya qeybta booliska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee...