CAALAMKA
Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, ayaa kormeer shaqo ku...
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed.
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa...
Ra’iisal Wasaare Xamsa oo qaabilay danjiraha Dowladda Kenya ee Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya u...
Wasiir dowlaha arrimaha dibadda oo qaabilay wafdi ka socda Hawlgalka UNTMIS.
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta...
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay xoghayaha guud ee qaramada midoobay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Golaha Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu kulan doceed kula yeeshay Xoghayaha...
Wafdi ka socday Soomaaliya oo Shirar Muhiim ah la qaatay World Bank iyo Dowladda Qatar.
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia Xildhibaan Abdikariim Cabdow Xaydar iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Dalka Kanada uga qeybgalaya Shirka...
Madaxwyne Xasan Sheekh oo New York kula kulmay dhaxal sugaha Kuwait.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed barbar socda meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobey la qaatay dhaxal-sugaha...
Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay dood furan oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga arrinsanayeen tiknaloojiyadda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madax ka tirsan dowladda Mareykanka.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada New York Madaxa Arrimaha Siyaasadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka,...
Wasiirka arrimaha dibadda oo New York kula kulmay dhigiisa dalka Baxrayn.
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta oo Talaado ah kula kulmay magaalada New York dhiggiisa dalka Baxrayn...

