WARARKA
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
Madaxweynihii Koofurgalbeed Laftagareen oo iscasilay.
Madaxweynihii Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa qoraal uu soo dhigey bartiisa Facebook ku sheegay inuu iska casilay xilka Madaxweynaha DKGS.Is...
MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee Soomaaliya ka hawlgala.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha...
Dagaal xooggan oo ka socda Baydhabo.
Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in goordhow uu halkaasi ka qarxay dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Lafta-gareen oo digniin culus u diray Madaxweyne Xasan Sheekh.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen, ayaa digniin adag u diray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka digay in weerar...
IGAD oo ku baaqday in la qaboojiyo xiisadda Koofur Galbeed.
Ururka IGAD ayaa si rasmi ah uga hadashay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, gaar ahaan xiisadaha ka aloosan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, iyadoo...
Xiisad colaadeed oo weli ka taagan Baydhabo iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo socda.
Magaalada Baydhabo ayaa saaka u muuqatay mid deggan, iyadoo xaaladda amni ay ka roon tahay sidii shalay oo kale.Jidadka magaalada ayaa furan, ganacsiguna si...

