WARARKA

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

Duqa Muqdisho oo xarig jaray wadada Sheekh Cali Suufi.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta xarigga ka jaray waddada Sheekh Cali Suufi ee Degmada...

Trump oo war cusub ka soo saaray dagaalka Iran.

Madaxweyne Trump ayaa u sheegay weriyayaasha in Maraykanku uu ” dhowaan” ka bixi doono dagaalka Iiraan, tallaabada milatari ee Maraykankuna ay dhammaan karto “laba...

Askar ka tirsan DFS oo Nabadoon ku dilay deegaanka Lambar 50.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay ka dhacay tuulada Fadimuuse oo hoostagta degmada Lambar 50 ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo...

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka oo Baydhabo gaaray.

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo. Wafdiga waxaa ka mid...

Iiraan oo weerartay Markab shidaal sida oo laga leeyahay Kuwayd.

Dowladda Kuwayd ayaa sheegtay in Iiraan ay beegsatay mid ka mid ah maraakiibteeda waaweyn ee shidaalka qaada, kaas oo ku xirtay deked ku taalla...

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”, oo lagu dhiirigelinayo...