WARARKA

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo maanta si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka Axdiga Afrika ee Xuquuqda...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo gaaray Maraykanka.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington DC oo lagu qabanayo shirarka xiliga...

Wadahadallada Iran iyo Mareykanka oo dib u bilaabanaya.

Wasiirka Difaaca Pakistan Khawaja Asif ayaa sheegay in wareeg cusub oo wadahadallo ah oo u dhexeeya Iiraan iyo Mareykanka dhawaan la qaban doono.Asif ayaa...

Muddo xileedka BFS oo maanta ku eg iyo mucaaradka oo abaabul bilaabaya.

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee 11-aad ayaa maanta si rasmi ah ugu eg muddo-xileedkii afarta sano ahaa ee loo doortay, iyadoo arrintan ay dhalisay muran...

Golaha wasiirada oo ansixiyey agaasimaha cusub ee hay’adda socdaalka.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, kaasi oo...

Ololaha todobaadka dhir beerista oo ka billaawday xarumaha dowladda.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay dhigiisa Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka...