Monday, May 11, 2026

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BFS oo lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta.

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoomineysay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.

Ajendaha kulanka oo ahaa Dhaarinta wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta, ayaa Garsoore Cabdiqafaar Xuseen Isaaq oo ka socday Maxkamadda sare ee dalka, sidoo kalena wakiil ka ah Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa dhaariyey Wasiirka cusub ee wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles