WARARKA
Wafdi ka socday Ciidanka Cirka Pakistan oo ka dhoofay Garoonka Aadan Cadde.
Wafdi sare oo ka socday Ciidanka Cirka Pakistan (Pakistan Air Force – PAF) ayaa dib ugu laabtay Islamabad,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan doceedyo la qaatay hoggaamiyayaal Caalami ah.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula...
𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir...
MW Xasan Sheekh oo New York kula kulmay madaxda Serbia, Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda Serbia,...
Mucaaradka Puntland oo digniin u diray Madaxweyne Deni ( Warsaxaafadeed)
Dallada Mucaaradka Puntland ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa ay kaga hadleen jadwalka doorashooyinka qofka iyo codka ah...
Dowlado badan oo Shixnado Gargaar Aadminimo u soo diray dadka Falastiiniyiinta
Diyaarado xamuul oo lagu soo raray Gargaar Aadminimo ayaa waxay ka degeen Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Al-Arish ee dalka Masar, iyadoo Shixnadahaasi loogu talagalay...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya Degmada Beergadiid ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu Maanta ka dhacay dagaal geystay khasaaro isugu jira...
XAMAAS oo Shuruud ku xirtay siideynta 55 La-haystayaal Reer Galbeed ah
Wargeyska The Wall Street Journal ee ka soo baxa Maraykanka ayaa qoray inuu Fashil ku yimid qorshe shalay oo Isniin ahayd lagu sii dayn...
Guddiga Doorashooyinka Puntland oo shaaciyay xilliga Doorashada Madaxweynaha iyo Golaha wakiilada
Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa ku dhawaaqay doorasho qof iyo cod ay soo doorayaan madaxweynaha iyo golaha wakiilada 25 Febaraayo 2024....
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Taliska AFRICOM ee Somaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kulan kula qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon iyo Korneyl David...

