WARARKA
𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir...
MW Xasan Sheekh oo New York kula kulmay madaxda Serbia, Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda Serbia,...
Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.
Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...
Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay...
Israa’iil ayaa duqaysay guriga Wariye ka tirsan Aljazeera oo live ku jiray
Wariyaha Aljazeera ee Gaza Wael Aldaxduux ayaa xubna qoyskiisa ka tirsan ku geeriyoodeen duqayn ay geysatay Israa'iil.
Xaaska wariyaha, Wiil iyo Gabar uu dhalay ayaa...
Xukun dil ah oo lagu riday Askari dilay Saaxibkiis
Dable Xoogga Maxamed Cabdixakiin Maxamed Saalax Ganeey ayaa lagu soo eedeeyay in uu dil kas u geystay Saaxibkiis marxuum Ex Dable Xoogga Cabdulaahi Maxamed...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynaha Midowga Yurub
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub Mudane Charles Michel.Labada Madaxweyne ayaa...
Maxay ka Wada hadleen Ra’iisal Wasaare Xamse & Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson oo ay...
Shir looga hadlayay Amniga gobolka Gedo oo lagu qabtay degmada Belad Xaawo
Wasiirka wasaarada Amniga Maamulka Jubaland Yuusuf Xuseen Cismaan dhuumaal ayaa maanta gaaray Degmada Beled xaawo .Wasiirka ayaa kulan layeeshay maamulka iyo saraakiisha kala duwan...
Kenya oo shaacisay Magacyada 35 Alshabaab ah oo lagu Eedeeyay Weeraradii gobolka Lamu
Kenya ayaa shaacisay magacyada 35 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo ku eedeysan inay ka dambeeyeen weerarro ka dhacay gobolka xeebta ee Lamu.Dowladda...

