WARARKA
𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir...
MW Xasan Sheekh oo New York kula kulmay madaxda Serbia, Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda Serbia,...
Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.
Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...
Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xil aan la fileyn u magacaabay Cali Jeyte
Madxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyihii hore ee Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan u magacaabay u qaybsanaha ciidmada degaanka ee loo yaqaanno Macawiisleyda.Cali Jeyte ayaa...
Banaanbaxa lagu xasuusanayey Qarixii Soobe2 oo Muqdisho ka dhacay
Maanta waxa amagaalada Muqdiaho ka fhacay banaanbax loogu baroor diiqayey 29 October oo ah maalinti qarixi Zoobe 2 uu dhacay sannadki 2022.banaanbaxa oo ay...
Maamulka G/Banaadir oo Amar dul dhigay Dad degan Xarun Dowladeed
Maamulka gobolka Banaadir ayaa amar culus dul-dhigay dadka degan xaruntii hore ee wasaaradda arrinaha gudaha Soomaaliya oo ku taalla degmada Boondheere, gaar ahaan agagaarka...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Miisaaniyadda sanadka 2024
warsaxaafadeedka Golaha Wasiirada:Muqdisho, Oktoobar 28, 2023--- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku...
Lafta gareen oo Diinsoor ka bilaabay Abaabul dagaal oo ka dhan ah Alshabaab
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashandhiga XFS iyo Wasiirka Qorsheynta Koonfur Galbeed ayaa gaaray degmada Diinsoor...
Ra’iisal wasaare hore Xasan Cali Kheyre oo Eedeeyn u jeediyay DFS
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku Eedeeyay Dawlada Federaalka Soomaaliya ku garab siin Xildhibaan Marwo Cabdi tartankii lagaga guulaystay ee...

