Wednesday, September 18, 2024

Lafta gareen oo Diinsoor ka bilaabay Abaabul dagaal oo ka dhan ah Alshabaab

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashandhiga XFS iyo Wasiirka Qorsheynta Koonfur Galbeed ayaa gaaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey.

Safarka Mas’uuliyiinta ayaa la xiriira Dardar galinta Qorshaha dagaalka Alshabaab looga  saarayo degaanada  Koofur galbeed waxaana ay kulamo laqaateen Waxgaradka iyo qeybaha bulshada degmada.

Madaxweyne Lafta gareen ayaa muddooyinka  ku hawlanaa dardargelinta wejiga labaad ee Haegalada ka dhan ah Alshabaab ee ka bilaabanaya degaanada KGS.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles