WARARKA
Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.
Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...
Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay...
Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo...
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
G/banaadir & hay’adaha Amniga oo yeeshay Kullan loogu hadlaayo Amniga Caasimada.
Kulan Ammaanka Caasimadda looga hadlay ayaa waxaa iskugu yimid hay'adaha Amniga Heer Federaal iyo maamulka gobolka Banaadir kaas oo ka qabsoomay Xarunta Taliska Booliska...
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland oo jubbooyinka ka wada hawlo culus oo ka dhan Al Shabaab.
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada deegaano ka tirsan...
Soomaliland oo Garab Istaag u muujisay Qoysaska Dadkii ku dhintay Xeebta Liido
Maamulka Somaliland ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoysaska ay dadkii ku dhintay qaraxyadii Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.qoraal ay soo saartay wasaaradda Arrimaha...
Saraakiil iyo ciidan loo xiray Weerarkii Xeebta Liido iyo baaris ku socota
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay saraakiil iyo ciidamo kuwa ammaanka katirsan , kuwaa oo lagu tuhmayo in...
Xukun xabsi ah oo lagu riday gabdho caan ka ahaa Tiktok
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun kasoo saartay dacwad loo heystay dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, kuwaas oo ku eedeysanaa...

