Wednesday, September 18, 2024

Soomaliland oo Garab Istaag u muujisay Qoysaska Dadkii ku dhintay Xeebta Liido

Maamulka Somaliland ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoysaska ay dadkii ku  dhintay  qaraxyadii Xeebta Liido ee magaalada  Muqdisho.

qoraal ay soo saartay wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo ay soo  xigatay wakaaladda wararka ee SOLNA, ayaa dhambaal tacsi ah  loo ditay qoysaskii  37kii qof ee ku dhintay qaraxa argagixisada ay ka geysteen muqdishoayaa lahu  yiri qoraalka  .

Waxa kaloo wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland tilmaantay in ay garab taagan tahay xilliyada adag qoysaska iyo dhibaneyaasha rayidka ah ee wax ku noqday weerarkaas.

Soomaliland waxa ay caddaysay in  ay si weyn uga murugaysan tahay weerarka argagixiso ee Xeebta Liido ku galaaftay dad aan waxba galabsan oo shicib ah, gaar ahaan dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa sidoo kale lagu yiri  qoraalka ka soo baxay wasaarada Arimaha dobada Soomaliland.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles