WARARKA

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS,...

MW Xasan Sheekh oo Daah furay Sanad Tacliimeedka 2026/2027 ee Jaamacadaha Dalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS.

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la qaatay wefdi ka socday UNTMIS...

Wasiirka Maaliyaadda Soomaaliya oo maanta Khuddbad ka jeediyay Shirka 8-aad ee Koonfur Kuuriya iyo Afrika.

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 8-aad ee Koofur Kuuriya iyo Afrika, kaas oo sanadkan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda walaalaha ah ee Türkiye u...

Mareykanka oo duqeeyay maraakiibta shidaalka ee Iran.

leedahay, iyaga oo sheegay in tallaabadan ay jawaab u tahay laba weerar oo Iran ay labadii maalmood ee la soo dhaafay ku qaaday markab...

Kenya oo cafis ku-meel-gaar ah u fidisay muwaadiniinta Bariga Afrika ee aan haysan aqoonsi sharci ah.

Dowladda Kenya ayaa si ku meel gaar ah cafis ugu fidisay muwaadiniinta Bariga Afrika ee aan haysan dukumentiyo sharci ah, kaddib markii boqolaal muwaadiniinta...

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania Marwo Dr. Samia Suluhu...