CIYAARAHA
Halyeeygii hore ee Premier League, Gabriel Agbonlahor oo weerar ku qaaday laacib ka tirsan Liverpool.
Halyeeygii hore ee Premier League, Gabriel Agbonlahor, ayaa Liverpool kula taliyay inay isbeddel ku sameyso booska daafaca midig,...
Sifada lagu bixinayo kubadda Dahabka oo lasoo bandhigay & Liiska kama dambeysta oo la shaacinayo.
Majaladda Faransiiska ah ee France Football ayaa toddobaadka soo socda shaacin doonta liiska ciyaartoyda u sharaxan abaalmarinta Ballon...
Xulalka Gabdhaha Wiilasha Xulka qaranka Somaliya oo guulo waaweyn gaaray.
Xulalka Wiilasha iyo gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 15-jirka ayaa guulo muhiim ah ka gaaray kulamadoodii...
Mourinho oo ka hadlay Messi kaddib go’aankiisa uukaga fariistay xulka Argentina.
Tababaraha Real Madrid, José Mourinho, ayaa ammaan weyn u jeediyay halyeeyga reer Argentina Lionel Messi, kaddib markii uu...
Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Natiijo Muhiim ah ka Helay Ciyaartii Isreeb reebka Qaramada Afrika.
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah ee tartanka Qaramada...
Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius.
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ,iyagoo galabta kulan muhiim ah 4:00 PM xilliga Geeska Afrika...
Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay.
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ku sii jeeda caasimadda Dalka...
Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda.
Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda oo ay isaga hor yimaadeen...
Cumar C/Qaadir oo loo aqoonsaday garsooraha sanadka ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika.
Cumar Cabdul-Qaadir oo ah garsoore caalami ah oo Soomaaliyeed ayaa sanadkaan loo doortay garsooraha ugu Fiican ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika .Guddiga abaalmarinta ee...
Kooxda degmada Howlwadaag oo ku guulaysatay tartanka degmooyinka gobolka Banaadir.
Waxaa goordhow soo gaba-gaboobay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhex martay kooxaha degmooyinka Howlwadaag iyo Warsheekh. Kooxda degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa ku...

