Editor

TOP POSTS

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ay weheliyaan Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka qeyb galay...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha...

Wasiir- u dowlaha Arimaha Dibadda Soomaaliya oo shir muhiim ah kaga qeyb galay New York.

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), oo uu weheliyo Madaxa Xafiiska Madaxweynaha, Mudane Cabdixakiim...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Xaalladda El Niño ka wada hadlay.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Qaranka.Labada masuul ayaa...

Military Court Sentences Former SNA Soldier to Death for Killing a Civilian.

The Military Court of the Armed Forces has sentenced former Somali National Army soldier Cabdi Aadan Ibraahim to death by firing squad for the...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Dowladda Qatar.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan mira-dhal ah kula qaatay safiirka Dowladda Qatar u fadhiya...

Hogaamiyaha KGS oo furay Madasha Sanadlaha ee G uddomiye-yasha goboladda iyo Degmoyinka.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si rasmi ah u furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka...

Minister of Defence Receives Algerian Ambassador at his office.

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, today received the Ambassador of the Republic of Algeria...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda koleyga ee Wiish Stadium kaga...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐚𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐞𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐝.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya si loo...

FOLLOW US

12,500FansLike
5,002FollowersFollow
45,201SubscribersSubscribe

WARARKA MAANTA