Editor

TOP POSTS

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa ka warbixiyay guulaha Dowladda...

𝐆uddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Shir-Guddoomiyey Kulan lagu Gorfeeyey Saameynta Roobkii ka Da`ay Caasimadda

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarunta ku-meel gaarka ah ee Guddiga Gurmadka Xilli Roobaadka, kulan...

Turkiga oo kordhisay doorkeeda la-dagaallanka argagixisada Soomaaliya.

Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay si toos ah u taageeri doonto dadaallada lagula dagaallamayo kooxaha hubeysan...

Maleeshiyaad hubeysan oo Dhakhtar ka Afduubtay Magaaladda Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo ayaa xalay lagu afduubay Dr. Faarax Cabdi Maxamed, oo ka mid ahaa dhakhaatiirta ka howlgalaya isbitaalka guud ee magaalada, kana tirsanaa hay’adda...

Prime Minister Hamza Abdi Barre Launches Construction of Energy and Water Ministry Headquarters.

The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Hamza Abdi Barre, has officially inaugurated the construction of the Central Headquarters of the Ministry...

Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa galabta si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay...

Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed XDS, ayaa socdaal dhulka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ka furtay shir ay ka qeyb galayaan bulshada rayidka iyo beesha caalamka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa maanta ku daahfureyso caasimadda Muqdisho Madasha Qaran ee Isku-duwidda Xasillinta. Madasha oo 2 maalin ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Muqdisho ka dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta oo lagu horumarinayo...

Ciidamo Xooggan oo gaaray Jowhar kadib safar dhulka ah oo ay ugu baxeen Muqdisho

Ciidamo ka tirsan Milateriga Somalia ayaa xalay gaaray magaalada Jowhar, kadib safar dhulka ah oo ay maalin ka hor kaga soo ambabaxeen caasimadda Mogadishu. Ciidamadan...

FOLLOW US

12,500FansLike
5,002FollowersFollow
45,201SubscribersSubscribe

WARARKA MAANTA