Editor

TOP POSTS

MW Xasan Sheekh oo New York kula kulmay madaxda Serbia, Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda Serbia, Senegal, Zimbabwe iyo Pakistan, xilli uu...

Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.

Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka ka taagan hannaanka doorashada, xilli...

Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.

Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay u hayso Soomaaliya, xilli uu khudbad...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey Taliyaha Dugsiga Tababarka Ciidamada...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo booqasho ku jooga dalka, kuwaas...

President Hassan Sheikh Opens Somalia Development Financing Conference.

The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, on Saturday opened the Somalia Development Financing Conference in Mogadishu, hosted by...

Somali Parliament Speaker Calls for Stronger Measures Against Piracy.

The Speaker of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia, H.E. Abdulkadir Mohamed Nur, has called for stronger legal, institutional...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo uu martigeliyay Bangiga...

FOLLOW US

12,500FansLike
5,002FollowersFollow
45,201SubscribersSubscribe

WARARKA MAANTA