Wednesday, February 5, 2025

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa booqday xarunta Barbaarinta Agoonta Ciidanka Booliska.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa booqday xarunta Barbaarinta Agoonta Ciidanka Booliska, halkaas oo uu waqti kula qaatay carruurta agoonta ah ee waalidkood naftooda u huray u adeegidda Qaranka.

Intii uu booqashada ku guda jiray, Taliyaha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xarunta, oo ay ku jiraan iskoolka carruurtu wax ku bartaan, goobaha ay seexdaan, meelaha ay wax ku cunaan iyo xarumaha ay ku ciyaaraan.

Taliyaha ayaa ku boorriyay maamulka xarunta iney sii xoojiyaan daryeelka carruurta, isagoo u ballan qaaday in uu dib-u-dhis, ballaarin iyo casriyeyn lagu sameyn doono xarunta.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles