Friday, November 22, 2024

Madaxweyne hore Farmaajo oo digiin Culus u diray Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa Golaha Xukuumadda Federaalka  uga digay  hirgelinta qorshaha la xiriira in dal shisheeye lagu wareejiyo maamulka hawada Soomaaliyeed, taas oo ah tallaabo dhaawacaysa qarannimada iyo madaxbannaanida dalkeenna.

Gacan ku haynta maamulka hawada ayu uku sheegay arrin muhiim ah oo taabanaysa amniga Qaranka iyo madaxbannaanida dalkeenna. Damaca haatan ka socda ee Imaaraadka Carabta ee loogu wareejinayo maamulka hawada Soomaaliyeed wuxuu sheegay inuu dib u celinayaa dadaallada naf hurka ahaa ee dib loogu dhisay dowladnimada Soomaaliyeed.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles