Thursday, June 26, 2025

Wasiirka Tamarta iyo kheyraadka Biyaha XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Qadar.

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qadar ayaa magaalada Dooxa kula kulmay Wasiirka Tamarta ee dalkaas mudane Saad Sherida al-Kaabi.

Labada wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada waddan iyo iskaashiga arrimaha tamarta.

Iskaashiga arrimaha tamarta ayaa dhabbaha u xaaraya mustaqbalka horumar waara oo ay Soomaaliya uga faa’iideysato tamarta cagaaran.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles